Bulsha:- Galmada boobsiika raga iyo dumarka waxaa loola jeeda ninka oo xaaskiisa u taga isagoon dharka iska siibin, waxay dhacdaa galmadaas marka fursad loo waayo raaxada ama ninka iyo xaaskiisa inay tagaan meel aqalkooda aan ahayn, oo marka ay helaan fursad yar, waxay samaynayaan si dhaqsi ah oo aan dharka layska dhigaynin, ninka wuxuu samaynayaa arrintaan geedkiisa waxaa ka soo saarayaa keliya shiinyeerka surwaalka, isagoon iska siibin sarwaalka oo dhan, gabadha iyadana waxay samaysanaysaa arin fududa waxay kor u qadaysaa dharka ay xiran tahay, kastuumada dhinac ayay u leexinaysaa, galmada noocan ah waxay ku macdahay foorar istaag ah, ama istaag toos ah, raaxo badan ayaa laga helaa wasmada noocan ah, haddii ninka uu rabo inuu qaab kale ugu tago oo raaxo iyo istiin la socoto waxaa la rabaa marka gabdha inay qaawanaato oo ay noqoto qof jirka oo dhan ka qaawan, laakin taas galmada degdegga ah kuma habboona waxay ku habboon tahay midda guriga, galmada noocan ah saan sheeganay waxay ku surowdaa meelaha laga baqayo waqtiga in lagugu yimaado adoo wali aan dhamaysanin, sidoo kale jikada way dhacdaa in laysku waso, naago waxaa jira sidaas aad uga hela.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment