Aaminsanaan…. Waa in aad iska dhaadhicisaa marxalada aad ku jirto inay waqtigeedu laga bixi doono, sababtoo ah cidlada waa tan qofka kukalifto in ay kala irdhoban Lamaanaha sidaas ay tahay waa cadawga koowaad cidladu lknse waxa kaliya looga gudbi karaa in qofku Aaminsaado kala fogaanshiyaha in laga bixi doono.
Xakameyn…… Jaceeyl.com , Dhaldhalaalka dunida waxa ay dadka qaar ku horseeedaa hog waayo naftu kolna diyaar uma ahan dhibaatada iyo silica lknse waa in aan xakameynaa nafteena oo silic weliba ha maro jaceylkeena waa kan guuleysta
Rajo gelin nafeed…..sida beeraleydu ay u beertaan beeruhu waxa ay salka ku haysaa rajo gelin nafeed waayo kolna kuma xisaabtamaan bahal
baa ka cuni doona, roobku armuu baaqdaa iyo iyo su’aalo la xiriira rajo xumo Marka rajo geli naftaada oo riyo maalmeedka meel iska dhig Qaali in jaceylkeenu aan u dadaalno waxa ay gogol xaar u noqoneysaa dhisid guri ay ku lamaansan yihiin Aabe iyo Hooyo Jaceyl Wadaag Daacad isu ah iskuna doortay dunida guudkeeda

Qoraalkaada aad ku muujineysid taageerada dhambaalkeyga waan sugayaa weliba dharaar iyo habeenba waxaan kuu dhaafay caafimaad qab iyo cimri dheer oo aad ku laasinto cibaadada Alle
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment