Daawo Video: RW. Khayre oo Jeediyey Khudbad Qiiro gelisay Dawlada Turkiga iyo Shacabkeeda iyo Wuxuu uga hadlay

Bulsha:- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha Dalka Turkey Bin Ali Yeldrim oo ku qaabilay xafiiskiisa, waxayna ka wada hadaleen arrimaha Amniga, dhaqaalaha, caafimaadka iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.


R/wasaare Khayre oo Jeediyey Khudbad Qiimo badan, Wuxuuna uga mahad celiyay Dawladda Turkiga sida ay mar walba inoo barbar istaageen, Wuxuuna ka waramay Xaaladihii adkaa ee Turkigu Soomaaliya uu garab qabtay.
Raiisul wasaaraha Turkey waxa uu sheegay in Soomaaliya iyo Turkey ay yihiin walaalo, Turkigana ay waajib ku tahay inuu barbar istaago Soomaaliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment