Bulsha:- Kintirka oo la aaminsanyahay in uu yahay xubin aad u raaxo badan oo qeybna ka cayaara raaxada dumarka xiliga galamada ayaa ah meesha uga badan ee dumarku jecelyihiin in ay ka helaan raaxada xiliga isu taga jinsiga.
Culimada sayniska jinsiga ayaa waxey mudo dheer darsayeen xubintaan iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raaxada jinsiga, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah aan ku lahayn dhalmada,
taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga galmada.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment