sababta keenta dumarka iney galmada diido

Bulsha:-  Xariirka nolosha sariirta ayaa ka mid ah tiirarka ay ku tiirsan tahay asaaska guriga lamaaanaha , waxaana jira kara qaladaad labada dhinac ka dhaca taasi oo wasaqeyn karta hanaan socodka nolosha sariirta

Si loo helo nolol sarriireed ku dhisan dareen sareeya waxa ay xayaati.com ku siineysaa talooyin aad kaga hor tagi karto fashil ku yimaada kulanka naxariista

Xal U Raadi Biyaha Durba Soo Boodaya : biyaha deg deg ragga uga yimaada ama haweeneyda ayaa saameyn ku yeesha hanaan socodka kulanka waxa y niyad jab ku riddaa labada dhinac waxa ayna taasi ku badan tahay ragga .

Hadaba si looga hor tago waxa ninka ku haboon in uu sameeyo jimcsi , qaato cunooyinka naqafada leh , in aadan damac ku galin adiga oo niyad ahaan ama jir ahaan daallan , haddii dhibkaada uu intaas ka weyn yahay la xariir taqtar

* Hurdo Ku Carar : waxaa jira rag durbo hurdo u carara marka ay sidas u dhamaato ciyaarta taasina waxa ay niyad jab ku ruddaa xaaska ee ninyahoow iska daa habkaas oo ogoow lamantaada sheekoyin iyo gacmo gacmeyn ayay u baahan tahay waayo waa laba kacleysaa oo tii hore mid ka macaan ayay dareentaa

* In Wadahal La Helo : inta kulanka naxariisto lagu jiro waa in uu jiraa farriin ka baxsan midda jirka oo ay labada dhinac is weydaarsadaan hadalo ku saabsan hanaanka tusaale in lamaantaada aad weydiiso in habka aad u wax u waddo ku dareemeyso nafis waayo waxaa suura gal in ay aysan gaariga kula wadin , ogoow ayay xayaati ku leedahay aamusnaanta xilliga kulanka waa dilaaga dhadhanka kulanka naxariista











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment