Malabka iyo Galmada: Miraha Galmada U Fiican.

Bulsha:- Waxtarka malabka uu leeyahay ayaa waxay yihiin kuwa aad u fara bdan. Malabka ayaa waxaa uu u fiican yahaya wasmada. Waxaa si dhaqan ahaan loo isticmalaa inuu daaweeyo kasci la’aanta, dareemaha la’aanta/yaraadaan iyo galmada kaa soo yaraato.

Malabka iyo Galmada 

Galmada ninka iyo naagtaba ayuu aad ugu fiican yahay. Wuxuu kaalmeyaa kacsiga, awooda wasmada iyo xiisada galmada. Waxaa u kordhiyaa adkaanta guska amd dikirka.


Haddii aad hal tiiro aad markasta aad qashid oo dhaqsi. Waxaa isticmashaa malab si aad xiisahaada iyo awoodaada u kordhisid.

Wasmada Malabka

Waxaa dhici karto in ay shahwada ay si dhaqsi ah kaa imaado. Haddii aad qabtid dhibaatooyinkaas waxaa markasta daaimtaa malabka.



Malabka yaa waxaa loo isticmaalaa siyaabo kala duwan si uu kuu kaalmeeyo xagga wasmada. Wasmada macaanka ayaa waxaa laga helaa labada isqabta in ay wax iku dareemaan.Galmada dabada

 

Wasmada waa in qancis lahataa. Waa in ay qaadataa wakhti sii aad ugu raahaystid oo farxad aad ugu heshid.



Tani waxaa lagu heli karaa adoo isticmaalaysid malabka iyo, khudaar iyo miro kale.

Khudaarat U fiican galmada 
Haddaba malabka ayaa waxaa uu ka mid yahay cunnda aadka u kaalmeeya galmada ninka iyo naagta.

Haddii aad doonayso in aad si fiicaan aad u galmooto ama aad rabto in oo galmada ay waqti ku sii qaadato. Waxaad istocmaashaa malabka.

Galmada iyo malabka 

Malabka waxaa uu kordhiyaa awooda wasmada. Waxaa uu kuu dheereyaa saacadaha aad galmoon lahayd.



Wuxuu u fiican yahay nink iyo naagta labadaba. Wuxuu kuu yeelaya awood aad ku sii wadid wasmada.  Malabka ayaa waxaa uu ka mid yahay cuntada tamarta dadka u yeesha.



Malabka waxaa aad u isticmaali kartaa adoo shaaha ku darsanayso, ama sidiisa aaan ku isticmaalisid.



Haddii oo kacsiga kugu yaryahay ama aad shaqada sariirta ama galmada aad yareysid. Malabka ayaa kuu ah mid oo kuu fiican oo kaalmo galmada u leh.

Wasmada Malabka



Waxaa kaloo u isticmaali kartaa adigoo caano ku qasaayo kadibna waxaa cabtaa marka aad wareega koowaad aad dhamaysatid. Waxaad kaloo cabi kartaa caanaha malabka ku qasan ka hor inta aadan galtoomin.

Miraha Galamda u fiican

Waxaa uu sifeeyaa dhiiga kasoo kordhiya shaqada dhiiga kasoo kalmeeya adkaanta guska ama dikirka. Malabka ayaa sidoo kale adkeeyaa dikirka ama guska sii uu si fiican u galtoomo. Waxaana kuu yeelayaa tiiro dheer dheer. Waxaana kuu ogolanayaa in aad dhowr jeer aad galmootid.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment