Ma Ogtahay Ukunta Inay Kordhiso Biyaha Ragga Iyo Awooda Galmada Ninku Haddi u 4 Xabo Oo Ukun Ah Cuno Maalintii Maxaa Isbadal Ah Ee Iman Kara Dhan Kacsiga

Bulsha:- Ma Ogtahay Ukunta Inay Kordhiso Biyaha Ragga Iyo Awooda Galmada Ninku Haddi u 4 Xabo Oo Ukun Ah Cuno Maalintii  Maxaa Isbadal Ah Ee Iman Kara Dhan Kacsiga….Ukunta ayaa dhawaan la xaqiijiyay inay si xawli ah u kordhiso biyaha ragga kacsigana badiso ninkuna kacsi uu la miir beelo

Riix Halkan Oo Daawo Naag ka sheekaynaysa ukunta

Waxaa jira dad badan oo neceb ama ka taxadara cunista Ukunta iyaga oo ka baqanaya in wajigha finan uga soo baxaan maadaama elerjik ku qabaan balse waxaa jira faa’iido wayn oo ukunta laga helo .

Maxaa ka mid ah Faa’iidooyinka xooga leh ee Ukunta laga helo? Halkan ka sii akheriso:-

*Protien wanaagsan, Ukunta waxaa ku jira amino acid,kaasoo jirkaagu uga baahan yahay heer aad u sareeya oo awood ah,waxaa kale oo ku jira vitamins B12,kaasoo in badan ka caawiya murqaha iney isku soo ururaan.

*Waxey ka caawisaa koritaanka maskaxda,maadada cholina oo ah nafaqo laga helo ukunta,Ukun kasta shaharkeeda waxaa ku wareegsan 300 oo micrograms ah,nafaqadaas waxey si joogta ah u caawisaa maskaxda,habdhiska dareenka iyo murqaha habdhiska wadnaha.

#Waxay gacan ka geysataa dhimista miisaanka iyo kordhinta kacsiga:ukunta waxaa ku jirta nafaqooyin muhiim ah,sidaadarteed cunida ukunta quraacda waxey kaa caawin kartaa iney xadido si joogta ah ugu gudba jirka.
*Waxey kaa caawineysaa iney ka hortagto cudurka Cancerka ah: daraasad cusub ayaa soo jeedisay in joogteynta cunista ukunta ay ka hortagto cudurka Cancerka. Tijaabo la xajiiyey ayaa muujisay in haweenka cuna ukunta todobaadkii lix jeer iney hoos u dhigto qatarta cudurka kansalka 68%.

Waxey difaacdaa awooda araga: ukunta waxaa ku jirto Leuetin iyo Zeiaxanthin, Maadama antioxidant taasoo ka gaashaanta indhaha dhibaatooyinka la xiriira uf.

Cudurada indha diciifiyo waxaa sidoo kale looga hortagaa maadada antioxidantska.

Hadaba maadaama cuntista ukuntu leedahay faa’iidooyinkaan faraha badan ee aan kor ku soo xusnay,waxaa u maleynaa inaan suuqa aadi doontaan si aad u soo wada iibsataan.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment