Haday sidaan isku qalqaloocjiso ogoow kacsi ayaa haayo

Bulsha:- Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa.

Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo farxadeed.

Mararka qaar qaniinyada haweeneyda mid adag ayay noqon kartaa oo jirka ninka ayay ka sii muuqan kartaa balse taas haween dhif ah aya heerkaas gaarsiisaa.



Haweeneyda kaliya ma sameeyso qaniinyadaas oo ragga waa sameeyaan balse waa mid ka qafiifsan midda haweeneyda iyadoo uu u adeegsado qaniinyada habka istiiminta iyo kicinta haweeneyda.



Isku soo duub qaniinyada ay haweeneyda ay ku sameyso ninkeeda ayaa lagu tiirayaa macaansi ee ha u qaadan xanuun haya haweeneyda oo cabsi kaa wiiqda ciyaarta yeesan ku galin .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment