Haadaba marka laga hadlayo Gabdhaha soomliyed waxaa loo qeeybiyaa laba nooc oo ah gabar fircooni ah iyo gabar Sunaha , Inta badan gabadha Fircooniga waxaa lagu magaacabaa Jiilkii qaraamiga halga gabdha Sunaha lagu magaacabo Jiilka waya arag waana laba koxood oo kala duwan marka laga qiimeeyo dhoor siyabood , kooxda Jiilka Qaarimka waa kuwa lamid ah adoow rag rag u galmoonaya adeeg adeeg aay qabaan awgeed iyo indho adeeg aay qabaan waana habka lagu aqoonsado hadaad argto gabar adag adag oo indho adag oo war badan waxaa lagu magacaabaa Jiilka qaaramiga
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAN 
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment