Galmada:- Aroortii Lasameeyo Oo La Ogaaday Iney Faaido badan kujirto sir

Bulsha:- Qubarada ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.

Waxaa la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300 oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon yahay.

Baaritaano ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.

Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca .















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment