Bulsha:- Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto .
Waxa ayna tani keeneysaa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana kaga boganayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada .
Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .
Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .

Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu
macaanka galmada ku heli karo ayaa keenta in labada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment