-Dhirirka xubinta taranka ragga caafimaad ahaan waa 7cm halka xubinta taranka ee dheer gaareyso 15cm waxaase xusid mudan kan ugu dheer oo inta badan rag dhif ah leeyihin waa 23cm.
-Hadaba malabyarowga ugu gaaban haddii aan laga bad badineyn waxa uu gaaraya 5cm waana suura gal in haween badan ku qancin.
Xubinta taranka ragga ee gaaban waxaa muhiim ah in uusan jilicsaneyn oo uu adag yahay kaasi oo xogi kara goobaha dareemaha ii xubinta haweenka gaar ahaan labada darbi ee bishimaha xubinta hawenka iyo qeybta hoose.
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment