Ceska Fabrigaas: oo soo iib saday Finaanad joogta £640 oo gani”

Bulsha:- Fabrigas ayaa kulankii Leister ka ciyaaray 80 daqiiqo isago bandhig wanagsan kasameeyay kulankaas.

Xidiga dhadka dhexe uga ciyaara Chelsea iyo xulka Spain ee Ceska Farbigaas ayaa lacag fara badan kasoo bixiyay finanad si uu uga farxiyo xaaskiisa.

Fabrigas ayaa aduun dhan  £640   gani kasoo bixiyay Finaanad aad u qurux badan oo uu ugu tala galay in uu uga farxiyo xaaskiisa Danilla Semaan oo aad u jecelyahay

Fabrigas ayaa gushii ay ka gaareen Leister iyo dib ugu so labashada Champions Lequa farxad weyn ugula dabaaldagay xaaskisa isagoo magaalada kuso warejiyay xaaskiisa Semaan isbucan ayey eheyd marki Chelsea ay 2-1 ay ku garaacday naadiga Leister City oo ka ciyaarta Horyaalka Preamer Leque.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment