9 Qodob oo ay Dumarku 100% Jecelyihiin in Loosameeyo

Bulsha:- Ragg badan ayaa gees marsan in lamaanayaashooda u muujiyaan falal Romantic ah qaarkood maba garanaayan halka qaar kalana iska ilaawsan yihiin , hadaba shabakada arimaha qosyka Raaxada.com | Caawiyaha Qoyska ayaa ku siineysa habab Romantic oo ah haweenka jecel yihiin .

1-Dareensii In Mar waliba Ay Tahay Xeendaabka Noloshaada kaagana muhiimsan tahay shaqada iyo dhamaan asxaabtaada .

2- Ka Dhig Baqaarka Aad Sirtaada Ku Xareyso ,u sheeg rajooyinkaada mustaqbalka aad leedahay dhanka shaqada iyo noloshaba , ka dhig in ay kaala qeyb qaadato riyooyinkaada iyo rajooyinkada mustaqbalka

3- U Raac Goobaha Laga Adeegto : waxaa baaritaan shabakada arimaha qoyska Raaxada.com | Caawiyaha Qoyska sameysay lagu ogaaday in haweenka ay aad uga helaan arintaas, waa la dareemi karaa in aadan heli karin inta badan waqti inta ay dukaameysiga ku jirto kula socoto balse u dareen in ay tahay naf huris ee u samee .

4- Ha Iloobin Munaasabadaha , sida taariikhda guurkiina , dhalashada caruurta , ogaaw in aad iloowdid xiliga guurkena waxa ay haweenka ula mid tahay yasid dhanka jaceylka ah iyo in aadan qadarineyn ee ninyahoow munasabadaha xasuusta idin leh xasuusnaaw

Amaan : ha iloowin in aad u sheegto in ay ugu qurux badan tahay waxii haween aad aragtay waa ay ku rumeeysaneysaa markaas in ayay hadalka liqdo ayay xishood la dhaceysaa ee wax waliba oo ay ku sameysana ugu mahad celi , webyadaan so waashay naga xadaye xatooyada.

Indhaheeda Fiiri Marka aad la hadleyso : waxad ku arkeysaa arin ka yaabineyso waxaana ku xaqiijinayaa in ragga in ay dhabrka u sii jeediyaan xaasaskooda marka ay la hadlayaan.

Hadaad ogaan laheyn fiirinta indhaheeda in dhankeeda wax waliba ay uga qiimo badan tahay , fiirinta indhahaada waxa ay ka dhex arkeysaa ixtiraamka iyo jaceylka aad u hayso .

5- Kaga Nixi Hadiyad Aysan Filaneyn : waa nooca Romantic ah ee ay haweenka ugu jecel yihiin .
6- Inta Dadka Hortooda Ku Amaanto Una Muujiso Jaceylka aad u qabto : tani waa marqaati ma doonto in ay farxad middii ugu dambeysay ay gilineyso .
Hadaba ninyahoow Romantic noqo oo munaasabad iyo bilaa munaasabadba qabso gacanteda taasi waxa ay dareensiineysa deganaasho iyo raaxo .
Ka qaad timaha wajiga ka soo saarma marka aad wada hadleysaan marka ay ku soo eegtana ku dheh waan ku jeclahay.
Marka ay ooyneyso oo ay jiraan wax ku qasbaay taasi ka tir tir ilinta oo dhunko dhabanadeeda iyo gacmaha una muuji in ay tahay nimco uu ALLE SWT uu ku maneystay











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment