Bulsha:- Waxaa hada lagu dhowaaqay Natiijada kama dambaysta ah ee Doorashadii Madaxwayne Nimo ee ka dhacday dalka Kenya, Waxaana ku guulaystay Madaxwaynihii hore ee Xilka Hayey Uhuru Kenyatta.
Uhuru kenyatta oo lagu wareejiyay shahaadada Madaxweynanimada, Wuxuuna Khudbad u jeediyey shacabka Kenya iyo Siyaasiyiintii uu ka guulaystay, Isagoona sheegay inaysan Codow isku ahayn ee ay yihiin dad ku qudha iyo dal Qudha.
Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Kenya ayaa warqadda shahaahada ee madaxweynanimada siiyay Uhuru Kenyatta oo ku guuleystay doorashada Kenya.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment