WALAAL WAXAN AHAY GABADH 18 JIR NINKAYAGA MARKAAN ISU TAGNO KALAMA KULMO WAX RAAXO

Bulsha:- ASC DHAMAANTIIN WALAAL WAXAN AHAY GABADH 18 JIR NINKAYAGA MARKAAN ISU TAGNO KALAMA KULMO WAX RAAXO AH WAXAAN DAREEMAA XANUUN AAD U DARAN OO I GAADHSIIYA HEER AAN QAYLIYO MARKA HORENA WAXAAN AHAY GABADH AAD U
DAREEN BADAN LAAKIIN DHIBKU WUXUU IGA HAYSATAA MARKAAN GALMADA BILOWNO AYAA RAAXO IIGU DAMBAYSA WALAAL ILA TALIYA
Jawaabta Galmada marka ay xanuunka
keenayso waa
marka ay
meesha bukan
tahay, waxaa
laga yaabaa in
gudaha farjiga
uu bukan
yahay, ama uu
yahay mid aad
u qalalan,
waxaad
adeegsataa kareemada loogu talagalay galmada meesha jilcisa, haddii ay dhibaatadu sii jirto waxaa fiican inaad isabaarto si loo ogaado dhibka meesha uu ka jiro.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment