Gabar Aan Kalif Badneyn : ninka kama helo haweeneyda kalifaadda badan isla markaana abuurta sheekooyinka , balse waxa uu baadi goobaa gabar qaboow oo uu ka helayo farxad .
* Ninka ayaa aamisan in qalbigiisa uu ku jiro cunug yar , sidaa darteed waxaa gabaryaheey waajib kugu ah in arintaas ka faa`ideysato isla markaana ninkaada ula macaamisho in uu cunug yahay oo uu doonayo in uu helo farxad isla markaana uu neceb yahay .
Romantic : waligaa ha dayicin fursad waliba oo aad ninkaada ugu muujin karto Jaceylkaada waayo waxa uu doonayaa in uu ka helo badelka waxa uu ku siinayo.
* Mid Ku Fiican Dhageysiga : ninka ayaa ka hela gabarta ku wanaagsan dhageysiga isla markaana ihtimaam siisa waxa uu leeyahay , sidaa darteed isku day in aad ninkaada si wacan u dhageysato.
* Midda Aysan Jiirn Wax Ay Ku Qanceyso : kama helo noocaas aad ayuuna u neceb yahay haweeneyda dooneysa in ay wax waliba hesho iyadoo aysan dadaal badan arintaas kaga bixin
* Hogaaminta : ninka kama helo haweeneyda aan laheyn farsamooyin ay wax ku hogaamiso waayo waxa uu u arkaa ninka gabarta qeyb ka mid ah noloshiisa ee uu ku dhisi karo guri leh farxad ee gabaryaheey dadaal ku bixiya in aad ninkaada wax kala hogaamiso guriga .
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment