Bulsha:- Hardo waa gabar da,yar isku darsatay qurux iyo qaayo dumar waa gabar asluub badan asluub baa usii dheereyd waana gabar ka amaan xafada ay daganeyd wanaag iyo dabci macaani baa rabi ku maneystay hardo waxa ay kasoo jeeday qoys ladan magacna ku leh deeganka ay daganaayeen, waxa ay ku nooleyd xaafada xoosh ee dagmada dharkeynley,
waxeyna wax ka baran jirtay iskuulka dabaqeyn ee isla xaafada xoosh waxa ay aad ugu fiicneyd xaga waxbarashada oo ay inta badan ku dadaali jirtay. hardo xilligii ay dhiganeysay dugsiga dhaxe waxa ku abuurmay jaceyl oo ay u qaday c/qani wiil lagu magacaabo oo ay iskuulka wada baran jireen,in badan ay la meyrteyneysay sida ay ugu soo bandhiga laheyd
jaceylka balse markii dambe wey usuuro gashay in ay u bandhigato jaceylka ayadoo adeegsatay hab qoraal ama warqad nasiib wanaag waa uu ka aqbalay asna in ay wada daadihiyaan jaceylka markan hardo waa ay ku guuleysatay jaceylka noloshana laamaane ayay ka heshay c/qani iyo hardo waxa ay ahaayen 2 aad kalsooni isku muujiya iskana illaliya in jaceylka uu dhaafo 2dooda si uusan saddaxeeye u yeelan waqtiga ay kulmaana waa waqti cadidan lamaanahan waxi ay sida ku wada socdaan c/qani waxa uu gacalisadiisa ka codsaday in uu ku martaqaado xafadooda.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment