Bulsha:- Nin yahow Hadii aad Naagtaada Astaantaan ku Aragtid si degdeg ah uga carar oo iska fur Hadii kale naftaada ayaa qatar galeyso
Nin yahow Hadii aad Naagtaada Astaantaan ku Aragtid si degdeg ah uga carar oo iska fur Hadii kale naftaada ayaa qatar galeyso
Furiinku waa arin dabiici ah hadana alaaba ku dhaca sabab, Qurbo magazine ayaa kusoo bandhigaya sababaha oogu waa weyn ee keena furniinka.
Galmada oo si fiican looga dhergin: haddii uuna ka dhergeynin ruux ka mid ah laba isqaba waxaa laga yaabaa inay arrintaas keento nacayb iyo kala tag.
2. Saaxiib xun: haddii midkooda uu leeyahay saaxib xun kan kalena uuna rabin taas waxay keeni kartaa kala tag.
3. kalama maqnaanshaha: Kala fogaanshaha lamaanaha ayaa keeni kara in labada ruux ay is illaawaan ama safar dheer ama la sheekaysi la’aan taasoo jaraynaysaa jaceylkii iyo xiisihii oogu bambeyna keeni karta furiin.
4. Qaraabo xun: marar badan waxaa guriga dumiya ninka dadkiisa ama naagta dadkeeda.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment