Bulsha:- Taaladda Taariikhiga ah ee Axmed Guray oo Isgoyska Lambar Afar (KM4 ) ee magaalada Muqdisho ayaa Mudo 27-sano kadib ah Dayactir Balaadhan lagu sameeyay, Iyadoona Xadhiga laga Jaray.
Taaladan ayaa waxaa dayac tir ku sameeyay Maamulka Gobolka Banaadir, Taasi oo Qayb ka noqon doonta Bilic soo Celinta magaalada Muqdisho iyo Horumarka Soomaaliya u dhaqaaqday.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment