MUUQAAL: Fanaanada Reer Galmudug Fartun Birimo oo Ruxday Xafladii P.land ee Gaalkacyo iyo Colaadii oo laga tegay

Bulsha:-  Fanaanada Fartuun Birimo oo dhowaan soo gaadhay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ka Qaybgashay Munaasibad loogu dabaal degayeyay Aas-aaskii Puntland oo 19-sano Jirsatay.


Waxay Halkaasi kusoo bandhigtay Suugaan kala duwan oo Jacayl iyo Wadani isugu Jirta, waxanaa Halkaasi u sarakacay Dadkii ku sugnaa Halkaasi.

Bulshada Gobolka mudug ayaa hada u muuqda kuwa ka guulaystay Xuduudbeenaadkii iyo Colaadii la dhex dhigay, in Fanaanad kasoo jeeda Galmudug ay Gaalkacyo uga Qayb gasho Munaasibada Puntland ayaa ka dhigan Soomaali oo Gacmaha is qabsatay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment