Bulsha:- Dareenka raaxada waa wax kuwada beeran ragga iyo dumarka hasa ahaatee dadka qaar ayaan ogeen meelaha ay ka dareen qaataan taasna waxaa lagu sababeeyaa guur la’aanta ama qofka aan soo marin wax guur ah, hadaba waxaa jiro dumar badan oo og meelaha ay ka dareen qaatay oo ay ka kacsadaan guurka ka hor waana dumarka inta badan iyaga isku raaxeeya.
Dumarka inta badan iyaga iskood isku raaxeeya ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin kuwa ugu badan ee ka warhaaya hadii ay guur helaan durba u qisha nimanka ay guursadaan taas oo ka dhigeesa in ninka uusan ku mashquulin meelaha ay ka raaxo qaadato xaaskiisa.
So Feminine oo ah ah mida sameesay daraasadaan oo lagu soo bandhigay website kooda ayaa lagu xusay in ay gabadha iyada isku raaxeeso niyada ku heeso inta badan jirkeeda meelaha ugu sahlay ay ka qaadato dareenka.

Daraasada ayaa xustay hordhaca sii ogaanshaha dareenka qofka meelaha uu ka qaato raaxada in uu ka xaxantooda qofka.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment