Labo Qodob Oo Muhiim U Ah Qaabkaad U Xulan Laheed Qofka Aad Nolosha La Qeyb San Lehed.

Bulsha:-  Inta badan Lamaanahu waxay isku doortaan Dookha Dabeecada, Lacagta, iyo Tilmaamo si sahal ah kusoo dhamaan kara waxaase Maanta idiin heynaa labo qodob oo Muhiim ah waqtiga aad dooranaysid Lamaan nolol kula wadaaga.

1: Diinta iintu waa muhiim qof walbana waxa ugu horeeya ee ku dooranayso ha ahaadan diinta, diintu waxay ka reebeysaa dhaqamada xun xun waxay qofka ka ilaalineysaa waxyaabaha foosha daran.

2: Aqoon:- Waa mihiim in qofka aad nolosha la wadaagayso leeyahay Aqoon ku filan si awlaada aad beri wadaagtaan unoqdaan kuwa ehel u ah Aqoonta ,waana muhiim in qofku leeyahay aqoonta nuucyadeeda kala duwan tu maadi iyo mid gaar ahaanba,
Akhristaha hadii aad isleedahay qodobo kale oo muhiim ah ayaa jiro dhanka hoose ku xus si aay kaga faaideystaan inta kaa danbeyso.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment