Bulsha:- Jiil cusub ayaa diyaar u ah inay Bollywood-ka hogaankiisa la wareegaan mid walbana nasiibkiisa ayaa ka horeeyo halka uu gaari karo.
Hadaba waxaan idiin heynaa macluumaad iyo sawiro u gaar ah gabadha dhalinta yar Dishani Chakraborty oo ay waalid u yihiin Super Star Mithun Chakraborty iyo Yogita Bali.
Mithun iyo Yogita waxaa u joogaan sedex wiil ahaakshay (Mimoh), Ushmey iyo Namashi, laakiin markaan waxaa la hadal hayaa gabadhooda Dishani.
Dishani waxay aaday dhawaan magaalada New York si ay iskuulka filim jilista lagu barto shahaadada kaga soo qaadato.
Waxaana la sheegay in dhawaan Dishani kusoo biiri doonto Bollywood-ka sidoo kalena ay dooneyso inay iska bar bareyso aabaheed iyo hooyadeed oo fanka Hindiya mudo dheer ka tirsanaayeen.
Fadlan sawiro u gaar ah nolosha Dishani Chakraborty hoos kaga bogo:

Disha waxay jeceshahay sawirada Selfie inay iska qaado

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment