Bulsha:- Waxaan horey in badan kasoo hadalnay atoorayaasha xiligaan Bollywood-ka awooda ku leh iyo mid walbo filimadiisa suuqyada caalamka ganacsiga xoogan ka sameeyeen.
Maantana waxaan bilaabi doonaa inaan diirada saari doono atirishooyinka xiligaan Bollywood-ka awooda ku leh iyo mid walbo 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen.
Waxaan diirada saari doonaa Kareena Kapoor Khan iyo 10-keeda filim ee daafaha caalamka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen madaama xidigtaan ay sameesay aflaan suuqyada caalamka Blockbusters waa weyn ka noqdeen 17-sano ee ugu dambeesay.
Fadlan hoos kaga bogo Kareena Kapoor iyo 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen sida shabakada Boxoffice India ku diiwaan gashay:
Xogta Sare Maxaan Ka Fahanay:
Kareena Kapoor waxay heesataa hal filim $25M ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyay sida sare ku xusan
Kareena 3-filim ayaa $10m ka badan usoo xareeyeen 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen.
Sidoo kale Kareena 6-filim oo ay iska leedahay ayaa $5m ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen daafaha caalamka.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment