Haweenka aad bey u necebyihiin Ragga fooraarka ugu galmooda

Bulsha:- Daraasad lagu sameeyay
ragga inta badan
isticmaala Bas­baaska
ayaa lagu ogaaday in ay
ka badanyahihiin 50%
ragga aduunka ku nool
ayadoona ujeedooka uu
yahay mid ku abaaran
dhanka dareenka.
Ragga isticmaala Basbaaska
ayaa ah kuwa
xiliga galmada ka gadisan
kuwa kale ayadoona
haweenka ay aad u
necebyihiin ragga inta
badan isticmaala basbaaska
sababo badan oo
xiliga galmada ay arkeen. Maria waa 25­sano jir u dhalatay wadanka Sucuudiga waxa ay
sheegtay in ay ayada gaar
ahaan ay aad u necebtahay ragga ceynkaa oo kale ayadoona sheegtay in ragaasi ay ka kululyihiin dhan walba ragga kale ee anaan isticmaalin basbaaska, waxa ayna intaa ku dartay in biyaha ragga isticmaala basbaaska ay ka kululyihin kuwa kale taa oo ay ku macneysay in ay tahay adeegsiga basbaaska.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment