Bulsha:- Hardo waa gabar da,yar isku darsatay qurux iyo qaayo dumar waa gabar asluub badan asluub baa usii dheereyd waana gabar ka amaan xafada ay daganeyd wanaag iyo dabci macaani baa rabi ku maneystay hardo waxa ay kasoo jeeday qoys ladan magacna ku leh deeganka ay daganaayeen, waxa ay ku nooleyd xaafada xoosh ee dagmada dharkeynley, waxeyna wax ka baran jirtay iskuulka dabaqeyn ee isla xaafada xoosh waxa ay aad ugu fiicneyd xaga waxbarashada oo ay inta badan ku dadaali jirtay.
hardo xilligii ay dhiganeysay dugsiga dhaxe waxa ku abuurmay jaceyl oo ay u qaday c/qani wiil lagu magacaabo oo ay iskuulka wada baran jireen,in badan ay la meyrteyneysay sida ay ugu soo bandhiga laheyd
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment