Maxamaed ayaa Gabartii waxaa uu ugu yimid muqdisho waxaa uu ku baxshay arooskii lacag badan taas oo waali ah marka loo eego inta aroos lagu dhigan karo lkn arinta ayaa is badasay waayo waxaa ku dhacay wax uusan fileyn.
Waxaa oo ah in uu gabarnimo ka wayay waxaa uu xanaqay lkn waxaa waxaas oo dhan ka baa ba.shay nasteexo ah gabart uu guursaday waxaa uu yir waxaa ay i dhahaday walal hal habeen oo aad bigaarnimo hesho miyaa ku fiican mase inta noloshada ka dhiman in aad nolal wanasgan aan hesho waxaa uu dhacay in aan nolol wansgan aan helo waxaa ay dhahaday qofna ha ii sheegin aniga waxaad jeceshay ku sinaa.
Maxamad ayaa yiri waxaan ka helay wax aysan raga kale aysan ka helin dumarka ay qabaan waayo waxaa ay iga danbeyn jirtay si aysan oga danebyn dadkii ay ka soo jeeday waxaa ay aheed qof si dhab ii adaacay waan ku qan taasna waa arin aan dadka oo dhan aan laga helin karin.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment