tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne loo bilaabo galmada dhawr jeer Kegel Excercise ayaa xoojiyaa murqaha miskaha si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo murqahaas… Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah,
waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyobaxa “SSRIs” waana daawo ah lidkadiiqada iyowelwelka. waxaa kaloo jira bomaato kabuubiso (Lidocaine) ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment