Dumarka oo la ogaaday inay jacel yihiin inay nolol lawaadaagaan raga geedkooda dheeryahay

Bulsha:- -daraasad ay in muddo ah ay
wadeen jaamacada ku taala
wadanka kooriya ayaa ugu danabyn lasoo
gabagabeeyay kuwaas oo lagu baadhayay su’alo ay
ahyd siday ugu qancaan dumarku raga dhaadheer
inay neceb yihiin iyo jecel yihiin.
khubaradan oo ka shaqaynaayay in muddo ah
hawsha tan ayaa lagu sheegay inay khubaradani ay
ogaadeen in ay inta hore dumarku xiiseeyaan
dharerka dheer, halka ay hadhowna nacaan
dharerka, waxayna sheegeen khubaradani in ay
muddo 18 sanno ah ku nicikaraan ragga
dhaadheer.

shirkadan oo daraasadan marinaysay
wadamo kala duwan
oo caalamka ah ayaa tijaabo ku samaysay dumar
tiro badan oo ku nool wadanka indonessia kuwaas
oo tiro ahaan gaadhayay ilaa 7850 dumar ah oo
xaasas ah waxaanay dumarkaasi lawaydiinayay
sida ay gabadhu u argto ninka dhararkiisa iyo siday
dumarku dabeecad ahaan ka yihiin jacayl iyo
nacyb,waxaanay dumarkaasi natiijadii ku sheegeen
in marka hore ay
dumarku dharerka ninka xiiseeyaan
,kadibna uu lumo xiisahaasi mudo
kadib.

khubarada daraasadan waday ayaa sheegay in ay ilaa hada
laayihiin(jawaabta su aasha ah maxay dumarku ujacelyihiin ninka)
dharar ahaan ka dheer iyaga,waxa keenay inay kalsoonaato
ninkaasi,
waxaanay sheegeen inay bilaabi doonaan daraasad
kajawaabaysa su’ aashaasi. daraasad hore
oolasameeyay ,
ayaa lagu sheegay in dumarka caalmku 48,9% ay

jacel yihiin in ay guursadaan niman dhaadheer ,
kuwaas oo ay u doorbidayaan marka loo eego ninka
gaaban.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment