Dumarka ku Nool Hargeysa iyo Muqdisho oo La Ogaaday in ay Is Dheeryihiin Ilaa 10 Arimood Xiliga Shukaansiga.

Bulsha:- Waxaa jira arimo badan kuwaas oo u baahan in aad iska fiiriso maraad tahay nin guur doon waayo wax aaad sameyneyso waa arin sameyn ku yeelaneysa mustaqbalkada danbe  iyo kan hada aad ku jirto.

Waxaaa baritaan dheer lagu sameyay arimo badna kuwaas in badan ay sugayeen dad badan oo ku nool aduunka dacaladiisa qaasatan dadka Soomaliyeed ee dagan magaaaliyinka Hargeysa oo ah caasimada labaad ee Jamhuuirada Soomaliya iyo caasimada kowaad ee Soomaliya.

Waxaa jira ilaa toban arimood oo la ogaaday in ay ku kala duwan yihiin dumarka ku kala nool Hargeysa iyo Muqdisho Marka laga yimaado dhanka Shukaansiga Marka hadii aad tahay guurdoon iska fiiri arimahaan.

1: Hargeysa: Dumarka nool Hargeysa markii Shukaansi aad ka Doonato ma ahan arin fududud in aad si sahlan ku Hesho.

2: Muqdisho Dumarka Jogaa Hadii ad Shukansi ka Doonato waa arin Fududud.

3: Hargeysa hadii aad gabar ka doonato waxaa laga rabaa dhaqaali badan iyo in aad meelo caan ah oga Tunto Arooskeeda.

4: Muqdisho: Hadii aad gabar usoo bahato waxaa ka xigta in aad si sharaf leh usoo doonato mana jirto in lacag badan lagugu xiro.

5: Muqdisho waxaad heleysaa gabar yar oo waliba ku Qancisa.

6: Hargeysa dumarka jooga waxaa ay yihiin hablo waa weyn waayo waxaa dhaqan u ah dadka halkaas dagan in hablaha lagu guursado weynan inta badan.

7: Hargeysa : Hablaha jogaa waxaa la dhihi karaa waa kuwa ugu qurxda badan Soomaliya taas waxaa qiray dad badan oo aduunka jogaa.

8: Hadii aad tahy guurdoon iska fiiri meesha aad ka doonanee dumarka  aad dooneyso in aad guursato ama aad nolasha la wadaagto.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment