Bulsha:- Gabadhii loogu yeeri jiray Amitabh Bachchan (Female), Power Star Sridevi ayaa maanta jirsatay 54 Sano ayadoo dhalatay 13 Aug 1963.
Sridevi waxay fanka soogashay ayadoo aad u da’ yar waana shaqsi mudo dheer fanka kusoo jiray sido kalena maqaam aad iyo aad u sareeya fanka kasoo gaartay.
Sridevi xiligeedi waxay ahed atariisho aad loo jecelyahay Filimsameeyo walbana ayada uun jeclaa inuu aflaamtiisa u dhiibto taasina waxay ku heshay ayadoo aflaamta door weyn ka cayaareysay amaba hogaamiyaha filimka noqoneysay.
hadaba Sri oo maanta ookale dunida kusoo biirtay waxaa lagas oobandhigay sawirou gaar xidigtaan fadlan halkaan hoose kaga bogo sawirada.’

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment