Daawo Fanaanad Caan Ah Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Isaga Baxday Kadib Markii Ay Fadeexad Kala Kulantay Muuqaalkii Asbuucii Hore Ay Soo Saartay

Bulsha:- Fanaanada Uma Shariif ayaa si lama filaan ah maanta ugu dhawaaqday in fanka ka baxday xili ay ku sugan tahay Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Ugaada.

Inkastoo aan rasmi ahaan loo aqoon sababta ka bixitaanka fanka keentay ayaa hadana waxaa jira warar mudooyinkaa suuqa ku jiray oo la xariiray muuqaalka Heesta Daahir.

Uma Shariif ayaa soo saartay dhawaan muuqaalka Heesta Daahir oo ay kala kulantay fadeexad xun kadib markii muuqaalka ka soo muuqatay iyada oo si fiican aan u asturnayn.

Hasayeeshee Xiddigtaa ayaa ka gaabsatay in ay cadayso sababta uga baxday waxa ayna sheegtay oo kaliya in fanka hada ka hor ku kala tageen ninkeeda hadana uu jiro cadaadis xaga Qoyskeeda ah.




Ma cado in cadaadiskaa qasab uga dhigay in Fanka ka baxdo iyo in kale hasa ahaatee waxaa loo badinayaa in muuuqaalka ay soo saartay oo aan qurux badnayn sababtiisa uga baxday.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment