Bulsha:- Shurufka ama urka ka soo go’a siilka gabdhaha wuu kala duwan yahay qaar baa siilkooda usoo shiira sida kalluun la dubay oo kale qaarna wax bakhti ah oo aan loo adkaysan karin, gabadha marka ay kaadida si fiican u dhaqin siilka wuxuu usoo uraa sida kaadi meel ku daahday oo kale haweenka cadaanka ama gaalada ayaa sidaas ah waayo kaadida iskama dhaqaan waxay ku tiraan keliya tishu .
naagta haddii urka siyaadada ah ay ka dareento siilka waxaa haboon inay ku dhaqdo daawada loogu talagalaly

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment