Bulsha:- Baabuurka nooca Limousine oo horay loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa waxaa dunida isticmaala dadka maal qabeenada ah iyo madaxda, waxaana gaarigaan la yimid ganacsade Soomaaliyeed oo hindisay ganacsi waji cusub.
Gaarigaan oo lacagtiisa la iibiyo lacag u dhaxeyso $50,000 ilaa $60,000 ayaa sidoo kale waxaa loo isticmaalaa in lagu qaado lamaanaha is aroosaya.

Gaarigaan oo sidoo kale loo yaqaan Lincoln, waxaana soo saartay shirkad Mareykan ah, iyadoo hadda la joojiyay in dib loo soo saaro.
/>
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment