Waxaan haatan sawiro laga soo bandhigay Shahid Kapoor, Mira Rajput iyo gabadhooda Misha waxaana sawirada soo bandhigay IIFA.
Shahid Kapoor gabadhiisa Misha ayaa ah marka ugu horeysay dalka dibadiisa la geeyo sidoo kale waxaana isha lagu wada haaya jilaayaasha kale ee bollywood-ka kuwaaso ka qeyb gali doono IIFa Awards oo socon doonto 2 maalin 14 July – 15 july.
Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhiga.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment