Ragga Xubintooda Taranka Uu Yaryahay Waxay Xaasaskoda Ku Qancin karaan Sidaan Aqriso

Bulsha:- Ragg badan ayaa ka sheegta dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.

Hadaba ragga ka sheegta in malabyarowgooda jilicsan yahay oo uusan awood u laheyn in uu gallo xubinta haweenka illaa farta ay la giliyaan mooyee  ayaa loo hayaa talo waa hadii uusann jirin xanuun  kale oo cildaas u keeneysa.

Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan maadadaVitamin E iyadoo jirka ka saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .

Fiiro Gaar Ah : dhitaran loo yaqaan Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska laga hayo waa uu u fiican yahay iyo beerka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment