Qaabka aad Kacsiga U Kordhin Karto Si Aad U Qanciso Xaaskaaga, Ha Akhrisan Hadad Dareen Dhowdahay

Bulsha:- Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa ee arimaha bulshada .Maanta qdobkeena wuxuu ku sabsanyahay qaab loo kordhin karo kacsiga si fiicana loogu qancin karo xaaskaaga

Hadaba samee amuurahan hoos ku xusan

::Soo qaado ama soo diyaarso koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu ka ba’ayso, markaa hal macalgo ka qaado raashin kasta dabadii, adigaa wax dareemi doone eh. – Macalgo Xabbat sowdo shiidan ah intaad ku jebiso toddoba xabbo
oo ‘Ukun guri’ ah, maalin dhaaf u qaado muddo bil ah, waxaad kala kulantana ha iga qarsan.

Saddex gabal oo Toon ah dalaq sii raashin kasta dabadii markaad cunta cunto.

Saddex macalgo oo Saliid Xabbat sowdo saafi ah, ku jebi toddoba xabbo oo Ukun guri ah, kuna dar saddex macalgo oo Malab ah, waxaas oo dhanna makiinad iskula shiid, raashinka dabadiina qaado.

Macalgo Malab ah ku dar laba garaam oo Sanjabiil ah iyo laba garaam oo Qarfo la shiiday ah, aroor kastana cun intaadan wax kale carrabkaaga saarin.

Caanaha Lo’da oo saafi ah ku dar laba macalgo oo Sanjabiil shiidan ah, xoogaana dabka isla saar. Hal bakeeri oo weyn ka cab habeenkii hal saac kahor xilliga galmada. Kolkaad Sanjabiilkaa cabtana iska ilaali inaad wax cunto ah ka daba geysid ilaa ay galmadu kasoo gebagebowdo ama ay soo dhamaato.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment