Bulsha:- Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kasoo baxay Jaamacadaha Dalka iyo Kuwa Debedada ayaa Waxay doorteen Shaqo ay ugu adeegayaan Dadkooda iyo Dalkooda, waxay la Leexdeen inay Fadhiistaan Xafiisyo, waxay doorteen inay ka mid noqdaan oo Tayyo u yeelaan Ciidamada Qalabka Sida.
“Hadii ay Aqoontaadu yartahay waxaa Yaraanaysa Wadaniyadaada, Anigu Aqoontayda Booliska ayaan kusoo Biiray, Shaqo kasta waan Qaban karaa, hadii aqoontaadu dhisan tahay Caqligaagu wuxuu Noqonayaa mid Buuxa” ayuu yidhi Cabduullahi Sheekh Axmed.
Waxaan Jeclaystay anigoo ah Arday dhameeyay Jaamacada, Inaan ku Biiray Ciidanka, waxaan Jeclahay in Dhibaatooyinkii aan soo arkay aysan la Kulmin Jiilka iga dambeeya, oo ay ku Noolaadan Dawladnimo Qurux badan” Ayay tidhi Fardawsa Cabdullahi Abtidoon.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment