Katrina Kaif Iyo Anushka Sharma Muuqal Kuma Wadaagi Doonan Filimka Shah Rukh Khan Ee Dwarf

Bulsha:- Katrina Kaif Iyo Anushka Sharma waxaa la xasuusta in 5-sano ka hor wada sameeyeen filimka Yash Chopra Jab Tak Hai Jaan ee Super Star Shah Rukh Khan hogaamiyaha ka ahaa.

Waxaana xiiso leh in labadaan jilaa mar kale wada shaqeyn doonan ayagoo atiriisho ka ah filimka Srk cilinka ku matalaayo si ku meel gaar ah loogu yeero Dwarf.

Laakiin wararka la helaayo ayaa sheegaaya Katrina Kaif iyo Anushka in aysan muuqal ku wadaagi doonin filimka Aanand L Rai iska leeyahay ee Dwarf.

Waxaana xasuusana in Anushka Sharma muuqal la wadaagtay Aishwarya Rai Bachchan filimka Ae Dil Hai Mushil laakiin filimka Dwarf iyada iyo Katrina kalii Srk ayay muuqal la wadaagi doonan.

Aanand L Rai filimkisa aan wili magaca loo bixinin waa mid lawada sugaayo sanadka danbe asigoo ka mid ah filimada lacagaha qaaliga lagu qarash gareyn doono.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment