GALMADA BIYAHA DHEXDOODA

Bulsha:- Qaababka marka lakala baddalo macaan bay yeelataa galmada, horay ma u tijaabisay inaad ugu galmooto xaaskaaga biyo dhexdooda? runtii galmada loogu galmoodo naagta biyaha dhexdooda aad bay u macaan tahay, labada ruux marka ay isla galaan biyo sida barkadaha musqulaha oo kale waa macaan badan tahay, waayo dhib dhan ma laha qofka ma ciriiriyo qofka kale,

ileen biyaha markaad dhexgashid waxaad noqonaysaa qof khafiif ah, sidoo kale xaaskana waxay dareemaysaa fudayd, waxaad noqonaysaan sida labo kalluul is cayrsanaya, marka aad u galiso bahalkaaga biyaha buq buq buq ayay dhahaayaan, maxaayeelay aariyo ayaa ka soo baxayso laanka xaaskaaga,



inkastoo aysan ahayn galmo sida marka caadiga ay tahay oo kale, hadana waxay leedahay macaan gaar ah oo u baahan in la tijaabiyo.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment