Dumarku wey ku waashaan Raga sidaan ugu raaxeeya.mana kaxiisaan

Bulsha:-  Diraasad cilmi ah oo
dhawaan la soo
saaray ayaa
sheegtay in hadalka
uu qofku hadlo marka
uu hurdo ay
badiyaaba keenaan
sababo ay kamid
yihiin isku buuqa
(Stress) iyo cabsi uu
qofku ka qabo arin
maskaxdiis aka dhex
guuxaysa, tani oo ka
dhigta maskaxda
qofku inay u adkaysan kari waydo cadaadiska uu hadalkani ku
hayo kadibna uu qofku hadlo ama sheekeeyo isagoo hurda, si
ay maskaxdu jidhka uga yarayso cabsidan uu qofku ka qabo
arinkaasi.
Waxa kale oo sabab u ah ayay yidhaahdeen kooxdan cilmi
baadhayaasha ah ee u dhalatay wadanka Japan daalka
maskaxeed iyo hammada oo qofka ku badata, iyada oo sidii
aynu hore
u sheegnay ay maskaxdu u adkaysan kari waydo cadaadiska
badan ee ay arimahani ku hayaan, waxaana ay cilmi
baadhayaashani sheegeen in ay lagama maarmaan tahay inuu
qofku

sameeyo jimicsi
badan hadii uu
xaaladan isku arko
waana sababta kaliya
ee la iskaga yarayn
karo hadalka hurdada
dhexdeeda waa siday
tilmaameene.
Balse waxaynu
intaasi ku daraynaa
hadaynu muslimiin
nahay inagu in
dawada koobaad ee
lagaga bogsadaa arinkan ay tahay inuu qofku akhristo quraan
inta aanuu seexan, gaar
ahaan suuradaha (Naas, Falaq iyo Axad) oo ay sommali du u
yaqaanaan sadexda qul huwalle, hadii uu qofku karayana uu
intaasi kusii daro ducooyinka uu Nabigu NNKH ina faray sida
(Acuudu bi kalimaati laahi taammaat min sharri maa khalaq),
waxaana hubaal ah in uu qofkaas la ilaalinayo ilaa uu kasoo












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment