Dhowr Arimood Oo Wiiqa Rabitaanka Haweeneyda Ee Sameynta galmada

Bulsha:- In jir ahaan iyo nafsiyan diyaar u ahaato waxa ay qeyb ka yihiin in la helo xariir kulanka sariirta oo aad u sareeya , iyadoo mararka qaar ay haweeneyda weyso baahi ku aadan sameynta ciyaarta waaxana taasi sabab u noqon kara is badelada hormone ee ku dhaca.

Xilliga Uurka ama Dhalmada waxaa jirka haweenka ku dhaca is badalo hormone ah oo xitaa nafsiyan ah waxaana kala duwanaasho uu ku dhacaa rabitaankeeda galmo iyadoo uu hoos u dhaco illaa ay umusha ka baxdo .
Haddii Ay Jiraan Mushaakil Qoyska ah : tani saameyn ayay ku yeelataa balse ninka waa ku duwan yahay iyadoo uu awoodo in ka dib marka uu dood uu la galo lamaantiisa oo uu sariirta tago in uu raboonayo galmada .



Culeyskeeda oo kordha iyana xishood ayay ku keeneysa oo dhanka ciyaarta ah iyada oo ka baqeysa in ninka ay kala kulanto dhaleeceyn, macaanka sameynta ciyaarta ee haweeneyda waxa ay ku xeran tahay oo ay imaaneysaa marka ay dareento raali ahaansho iyo ku qanacsanaan dhanka ninkeeda ah kaasi oo sinaya kalsooni .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment