Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale

Bulsha:- Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale



Daraasaad ay sameysay shabakada hablaha media network HMN ayaa waxaa lagu ogaaday in darawalada baarbuurta ay ka badan yiihiin sameynta galmada marka loo eego ragga kale.

Daraasadan oo badana soo wada wareeysatay darawalada dhammaan kuwa ka shaqeeyso BL ka iyo kuwa kale ee wada Gawaarida isaga kala gooshta dhamaan gobolada dalka oo idil.

Waxaa lagu ogaaday inta uu socday barristan in xitaa ay ku sii kale badan yihiin darawala ka dhexshaqeeya magaalooyinka gudohooda iyo kuwa ka shaqeeya gobolada dalka.

Mid ka mid ah darawalada isaga kala goosha dalka goboladiisa ilaa iyo geeska afrika ayaa waxa uu inoo sheega 98% darawalada gawaaridaasi kaxeeya ay ka wasma badan yihiin kuwo kale.



Waxa uu ku sii daray in darawalkasta uu xamuul ka qaada ay magaalo,tuulo iyo goob kasta oo ay ku nastaan ay ku leeyihiin qof ay la baashaalaan. waxa ayna ka mid tahay ayuu yiri howlaheena.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment