Cabirka Xubinta Taranka Raga Ee Dumarku Aadka Ay UJecelyihiin, Wax ka baro!

Bulsha:- Ragg badan oo xubintooda taranka yar yahay ayaa wel wel daris u ah mar waliba kuwasi oo aaminsan in lamaantooda macaanka galmada dha-dhansiin karin taasi oo ku qasabta in wadooyin kale maciin bidaan.

-Dhirirka xubinta taranka ragga caafimaad ahaan waa 7cm halka xubinta taranka ee dheer gaareyso 15cm waxaase xusid mudan kan ugu dheer oo inta badan rag dhif ah leeyihin waa 23cm.

-Hadaba malabyarowga ugu gaaban haddii aan laga bad badineyn waxa uu gaaraya 5cm waana suura gal in haween badan ku qancin.

-Xubinta taranka ragga ee gaaban waxaa muhiim ah in uusan jilicsaneyn oo uu adag yahay kaasi oo xogi kara goobaha dareemaha ii xubinta haweenka gaar ahaan labada darbi ee bishimaha xubinta hawenka iyo qeybta hoose.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment