AQRISO: Dhawaqa xiliga galmada ka baxa gabdhaha somalida funny

Bulsha:- Baaritaano ayaa sheegaya in codadka ka soo baxa haweenka xilliga lagu jiro kulanka macaan in ay noqon karto isku day ay ku kicineyso ninka ee aan lagu tirin karin si toos macaanka ay dareemayaan .

Sida daraasadaha tilmaamayaan cododka haarka ah ee haweenka ka soo baxa waxa ay imaan karaan ka hor inta aysan gaarin gariirka galmada oo baashaalka lagu jiro .

Haween badan ayaa tilmaamay in marka ugu fog ee ay haweenka gaaraan macaanka gariirka ay tahay inta lagu jiro fara ka ciyaarka , waxa ayna badankooda codkaas haarka u sameeyaan si ninka u qanciyaan si shaqadiisa u noqoto mid xooggan .

Waxa ayna haween badan ay haaraan oo ay qayliyaan iyaga oo iska dhaa-dhiciyay in arintaan ay qeyb ka tahay shaqada sariirta ayna tahay mid uu doonayo ninka balse xaqiiqda sidaas ma aha .












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment