Bulsha:- Riyada lagu biyabaxo oo galmada la arko ma nimanka keliyaa
Sida la ogyahay ninka markuu qaanqaadho wuxuu arkaa markuu hurdayo naag qaawan ama isagoo naag u raaxaynayo, marka uu arko riyadas,
waxaa dhici karta inuu biyabbaxo, dhalinyarada badankooda way araakn,
waxa su’aal iga ah naagaha ma arki karaan riyo galmo ama raaxo jawaab baan rabaa aadna waad ugu mahadsan tihin webkan qiimaha badan
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment