Bulsha:- Haweenka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay qeybaha kala duwan ee ciidamada, gaar ahaan taliska booliska Soomaaliyeed oo ay ka dhex muuqdeen, waxayna qeyb ka noqdeen lafdhabarka booliska Soomaaliyeed.
Afartii sano ee lasoo dhaafay ayaa haweenku Soomaaliyeed ku dhiiradeen in ay isbarbar taagaan ciidamada kala duwan, gaar ahaan booliska, iyagoo qeyb ka noqday ciidamada isla markaana maray tababarkii looga baahnaa iyo dishibiliinka.
Haweenka ciidamada ah ayaa waxay taliska booliska Soomaaliyeed ka saacidaan dhinacyo badan oo dhanka amaanka, maamulka iyo maareynta, waana tallaabo horay loo qaaday.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment