Bulsha:- Bollywood Actress Priyanka Chopra ayaa manta ookale geeriyoday sanadkii 2013 waaxayna u aheyd maalinkaas PeeCee maalin Black Day ah.
Priyanka Chopra aabahed wuxuu u geeriyooday Cudurka Cancerka oo uu inbadan la dagaalamayey, waxayna darentay xidigtaan cidlo maadama aabhed u ahaa sida saaxiib ookale.
“Aad baa ugu mahadsantihiin sida aad marwalba iigu tacsiyootan, oona iila qiirotan, xaqiiqdii waxaa jiraan waxyaabo qaar oo waligaa xanuunkoda ku deynenin”
PeeCee ayaa qoraalkas barteeda Twitterka soo dhigtay ayadoo aad u qiironeysa, aabahed wuxuu kamid ahaa ciidamada India inkastoo markii dambe howlgab noqday.
Taa bilcagsigeeda Priyanka hadeer waxay saaxiib dhow ka dhigatay hooyadeed oo inbadan sawiro lagashaa baraha bulshadana la wadaagta sida ay marwalba hooyadeed gacanta usidato meelwalbana u raacdo.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment