Bulsha:- Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filimka Mubarakan waana heesta labaad ee filimkaan laga soo bandhigo heesta Hawa Hawa waxay gaar u tahay Arjun Kapoor Ileana D’cruz.
Heestaan waxaa qaadaaya fanaanka caanka ee Mika Singh oo warkiisa la wayaay heestaan ayaan ah hees kale oocaan ah oo hori loo qaaday dib loo sameeyay.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment